Kusoo biir gudida Gottsunda kuso darso codkaaga gaarka aha. Qaado kaadhka hadyada adoo mahadsan.
Shirkada guryaha waxay ku faraxsan tahay inay noqotay mulkiilaha cusub ee Gottsunda centrum. Waxaan rajaynayaa inaan ka dhigno Gottsunda Centrum saldhigaaga sidaa darteed waxan aad u jeclaan lahayn inaan kugu martiqaado gudiida Gottsunda.
Markaad tahay xubin kamid ah Gudida Gottsunda waxaad helaysaa fursad inaad ku biiriso aragtidaada, ood sii hormariso Gottsunda centrum iyo deegaankaaga oo la horumariyo adigoo ka qayb qaadanaya dhowr tijaabooyin sanadkiiba hal mar waxa aad ku darsan kartaa aragtidada si aan uwada fahano oon u wada wanaajin karno horumarka Gottsunda centrum.
Aad ayaan kaaga mahad celinaynaa sida aad noo caawisay sidaa darteed Waxad. Sidii kale waxa aad heli kartaa dhibco tijaabo kasta oo soo socda ood u badali karto kaadhka hadyada inkabadan 100 Dukaan.
Ilaalinta xogaha qarsoon
Waxa aan aad u danaynaynaa qarinta xogahaaga khaaska ah! Sida ka qayb qaadashada guddi iyo dhamaystirka baadhitaanda, dhamaantood Waa qarsoodi. Jawaabahaagu Waa qaar kaydsan oo habaysan si kalsooni leh.
Adiga ayaa go’aaminaya xogta aad rabto inaad nala wadagto. Xubin ahaanshaga gudiga Gottsunda dabcan waa mid lacag la’aan ah oon kugu qasbayn sinaba marka aad doonto ayaad gudiga ka bixi kartaa.
Tijaaboyinka ugu horeeya waxa aad helaysaa isla marka aad isdiwaan galiso. Caadi ahaan waxa ay kugu qadanaysa hal ilaa shan daqiiqo inaad ku dhamays tirto.
Tijaaboyinka waxa aad kaga jawaabi kartaa swedish, English,Farnsis,Somali iyo Carabi. Dooro luuqadada marka aad isdiwaan galinaysid talaabada Labaad. Taabo badhanka si aad uga qayb qaadato gudiga. Bilow tijaabada oo ururi dhibcaha.
Aad iyo Aad ayaad ugu mahadsantahay waqtigaaga iyo inaad nagu caawisay inaan ka si wanaagsanaano.